Xisbigii waxa fashiliyay oo dabada dhulka ugu dhuftay waa ninkan Wasiirro ahaan jiray Oy Cirro isku haybyihiin | Gabiley News
Gabileynews.net
Xisbigii waxa fashiliyay oo dabada dhulka ugu dhuftay waa ninkan Wasiirro ahaan jiray Oy Cirro isku haybyihiin
December 6, 2016 - Written by admin

Hargeisa (GNN)  Guddomiyaha Garabka Toosinta iyo cadaalada Xisbiga Wadani Mudane Ahmed muukin Seed oo sheegay in Cabdiraxmaan Cirro ay isku direen oo Xisbiga fashiliyeen niman Wasiirro ahaa markii ah Xisbiga soo saarayeen oo hayb ku sheeganaya Xisbiga.

COMMENTS
Wararka