Akhri Digashadan: Weriyaashii Telefishanka Dawlada Oo Aflagaadaynaya Saxafiyiin Ay Xukuumadu Xidhay Iyo Qoraa Sare Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo Axmed Xuseen Warsame Bartiisa Facebook Ka Aflagaadeeyey | Gabiley News
Gabileynews.net
Akhri Digashadan: Weriyaashii Telefishanka Dawlada Oo Aflagaadaynaya Saxafiyiin Ay Xukuumadu Xidhay Iyo Qoraa Sare Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo Axmed Xuseen Warsame Bartiisa Facebook Ka Aflagaadeeyey
February 21, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Gabilenews.net)Axmed Xuseen Warsame oo ka mid ahaa Weriyaashii Telefishanka UNIVERSAL isla markaana Hada ka mid noqday Weriyaasha Xukuumada u Guulwadeeya ayaa Bilaabay Olole uu kula Safanayo Xukuumada isagoo is Mooday Askari dawladeed Meeshana Ka Saaray Mihnadii Saxaafada ee ay ka wada Tirsanaayeen Aqoonyahan Maxamed Baashe Xaaji oo Xalay laga qabtay Gurigiisa laguna Xidhay Saldhigyada Booliska ee Hargaysa

Axmed Xuseen Warsame Ayaa Soo Dhigay Qoraal ay ka muuqato Ku digasho Sidii Ruux Dabayshaday oo Kale waxaana uu u dhignaa Sidan:

COMMENTS
Wararka