Xisbiga Kulmiye cod kuma heli doono taageerada saldhiga, weriya-yaasha xidhan na kama hadlo | Gabiley News
Gabileynews.net
Xisbiga Kulmiye cod kuma heli doono taageerada saldhiga, weriya-yaasha xidhan na kama hadlo
February 23, 2017 - Written by admin

Gabiley somalailand (gnn)Xisbiga Kulmiye ma sidan buu shicibka cod kaga doonayaa uu wixii Somaliland u xun sida saldhiga Berbera taageeo isla bar bar taagayo afrata qof ee qaranka iibinaya. Weriya yaasha xidhan ee uu ka mid hayay Maxamed Baashe Xaji Xassan oo weliba ka tirsan xisbiga Kulmiye weli madaxda ama taageera yaasha xisbiga Kulmiye uumay hadal oo ha la soo daayana may odhan halka gudoomiyaha Waddani iyo taageera yaashiisuba ay aad uugu hadlayn sidii lo soo deyn lahaa. Tani waxay calaamad u tahay hadii Muse Biixi doorashada ku guuleysan lahaa in aan wadanku in uu ka sii daro mooyaane aannu ka soo reeyeen. Hase yeeshee bulshada reer Somaliland indhahooda way qabaan oo way arkayaan in aannu Kulmiye istaahilin in la dorto. Saldhiga Berbera haduu xalaal yahay waxay keeni lahaayeen heshiiskii emaaraadka lala galay, hadaba Kulmiyow ceebowday codna ku heli meysid taageerada aad u fidisay in dalka askar la keeno.

gabiley office

COMMENTS
Wararka