Hambalyo Meher Wacan: C/raxmaan Cali Sayid iyo Amaal C/raxmaan Cilmi (Amaal Shamax) oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa | Gabiley News
Gabileynews.net
Hambalyo Meher Wacan: C/raxmaan Cali Sayid iyo Amaal C/raxmaan Cilmi (Amaal Shamax) oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa
March 15, 2017 - Written by admin

Dhamaan Maamulka iyo Hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah ee Gabileynews Meel kasta oo ay joogaan Hambalyo Kal iyo laab ah udirayaan Meherka: C/raxmaan Cali Sayid iyo Amaal C/raxmaan Cilmi (Amaal Shamax) oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa, Waxaanu Leenahay Guurkiinu guur khayr, gurigiinu guri negi, Guuloow ka Yeel.
Baaraka laahu lakum wa baaraka calaykum wa jamaca bayna kumaa fil khayr.

17190479_1363091953729340_3132089355660125806_n 17201400_1364134073625128_3745217387197318939_n 17342565_1478626998836364_8987530994114565740_n 17352378_1478626995503031_4340063416077871438_n

COMMENTS
Wararka