Gudoomiye Ciro Oo Faahfaahiyey Kulan Uu Shalay La Yeeshay Madaxweyne Muuse Biixi , Fariina U Diray Taageerayaashiisa + [Muuqaal] | Gabiley News
Gabileynews.net
Gudoomiye Ciro Oo Faahfaahiyey Kulan Uu Shalay La Yeeshay Madaxweyne Muuse Biixi , Fariina U Diray Taageerayaashiisa + [Muuqaal]
December 25, 2017 - Written by admin

Musharaxii madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro
ayaa waxaa uu faahfaahiyey kulan uu maalintii shalay aheyd isaga iyo masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani ay la yeesheen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

Musharax Ciro ayaa qodob qodob u dul istaagay arimaha ay ka wada hadleen Madaxweyne Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Wararka