Daawo: Maayarka Gabiley oo Lagu Eedeeyey Ku Tagrifalka Hantida Umadda iyo Lunsiga Hantidii ugu Badnayd ee Laga Dhacay Dawlada. | Gabiley News
Gabileynews.net
Daawo: Maayarka Gabiley oo Lagu Eedeeyey Ku Tagrifalka Hantida Umadda iyo Lunsiga Hantidii ugu Badnayd ee Laga Dhacay Dawlada.
January 11, 2018 - Written by admin

Xildhibaan Maxamed Amin Cali Oo Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa Markii Ugu horaysay Kashifay Hababka Musuq-maasuq Ee Maayarka Degmada Gabiley U lunsado Mashaariico faro Badan oo ku Jiray Miisaaniyadii hore iyo Sidoo kale sida uu u caadaystay wax isdaba marin dakhliga dawlada hoose.
Dhanka kale Xildhibaanka ayaa bulshada reer Gabiley u iftiimay sidii loo ansixiyay miisaaniyadii 2018-ka oo ka doodisteeda lagu soo gabo gabeeyay mudo hal maalin wuxuu ku tilmaamay in ay ahayd mid afduuban

COMMENTS
Wararka