Xukumada Somaliland Oo Shaacisay In La Xidhi Doono Dadkii Ku Dhaawacmey Dagaalkii Dararweyne Markay Bogsadaan. | Gabiley News
Gabileynews.net
Xukumada Somaliland Oo Shaacisay In La Xidhi Doono Dadkii Ku Dhaawacmey Dagaalkii Dararweyne Markay Bogsadaan.
January 29, 2018 - Written by admin

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed oo maanta hor tagay golaha guurtida Somaliland ayaa shaaciyey in dadkii ku dhaawacmey dagaalkii ceel Afweyn isla marka ay bogsadaan xabsiga la dhigi doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Wararka