Paris(GNN)Nin Mindi ama toorey ku hubeesnaa ayaa la sheegay in weerar dhimasho iyo dhaawac dhaliyay ka geestay bartamaha magaalada Paris ee Caasimada Dalka Faransiiska.