Nimanka na soo weeraray waxaanu u sheegaynaa inaanu dhigi doono casharkii aanu u dhignay Siyaad Barre oo…” – Madaxweyne Muuse | Gabiley News
Gabileynews.net
Nimanka na soo weeraray waxaanu u sheegaynaa inaanu dhigi doono casharkii aanu u dhignay Siyaad Barre oo…” – Madaxweyne Muuse
May 15, 2018 - Written by office gabiley

Hargeysa (GNN)- Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay inay Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland dhirbaaxo kulul ku dhufteen Ciidanka Soomaaliya oo saaka weerar ku soo qaadhay fadhiisimada Ciidanka ee Deegaanka Tukaraq.

COMMENTS
Wararka