Hargeisa(GNN)Daawo War Deg Deg ah Waxaa goor dhaweyd garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa soo fadhiistey laba diyaaradood oo ah nooca qumaatiga u kaca isla markaana ay leedahay dawlada Imaaraadka carabtu.