Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Ayaa Warmurtiyeed Uu Kaga Xun Yahay Internet La’aanta Soo Saaray Halka Uu Afka Ka Xidhay Dhibaatada Ku Habsatay Dadka Deegaanada Xeebaha Gobolada Awdal Iyo Salal….. | Gabiley News
Gabileynews.net
Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Ayaa Warmurtiyeed Uu Kaga Xun Yahay Internet La’aanta Soo Saaray Halka Uu Afka Ka Xidhay Dhibaatada Ku Habsatay Dadka Deegaanada Xeebaha Gobolada Awdal Iyo Salal…..
May 22, 2018 - Written by office gabiley

Hargeisa(GNN)Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Ayaa Warmurtiyeed Uu Kaga Xun Yahay Internet La’aanta Soo Saaray Halka Uu Afka Ka Xidhay Dhibaatada Ku Habsatay Dadka Deegaanada Xeebaha Gobolada Awdal Iyo Salal…..

Warkani ka Soo Baxay Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Ayaa Yaab iyo Amakaag Ku Noqday Shacabka Kala Duwan Ee Deegaanada Gobolada Awdal iyo Salal Waxaana Afkala Qaad ku Noqday Shacabkani Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Dareenkoodu Siiyey In Ay Ka Hadlaan Khadka Internet ka oo Maqnaa Halka Dhimashada Iyo Dhaawaca Dad Gaadhaya 45 Ruuxna Ayna Hadal Sadar Oo Warsaxaafadeedkooda ah Ayna Hadal Qaadin..

Hoos Ka Akhri Qoraalka Uu Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Dhacdani Kaga Fal Celiyey…

 

COMMENTS
Wararka