War Degdeg ah: Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Kalsoonidii Kala Noqday Maayarka Gabiley Iyo Musuq Maasuq Xadhkaha Goostay Oo Ay Ku Eedeeyeen. | Gabiley News
Gabileynews.net
War Degdeg ah: Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Kalsoonidii Kala Noqday Maayarka Gabiley Iyo Musuq Maasuq Xadhkaha Goostay Oo Ay Ku Eedeeyeen.
June 7, 2018 - Written by admin

Gabiley (GNN)- Xubno ka Tiran Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley ayaa Sida fiinta uga Qayliyey Musuqmaasuq ay Sheegeen inuu Xadhkaha Goostay oo Maayarkoodii Hantidii umadda Ku Lunsaday iyaga oo Xusay in Shacabku Jeegag Dayn ah la Hor Tuban yihiin Bangiga Dhexe ,Halka Wararku Sheegayaan in Maayarku Gacan u qaaday Xisaabiyihii Degmada oo Hor istaagay Musuq Maasuqa uu Ku kacayo Maayar Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo Noqonaya Maayarkii ugu Musuqa Badnaa ee Soo Mara Golaha Deegaanka Gabiley intii ay Somaliland Jirtay, Hoos ka Daawo Muuqaalka Xildhibaanada Golaha.

COMMENTS
Wararka