Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Hambalyo u Direy Xafiiska Cashuuraha Beriga Ee Awdal Maxamed ducaale | Gabiley News
Gabileynews.net
Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Hambalyo u Direy Xafiiska Cashuuraha Beriga Ee Awdal Maxamed ducaale
July 12, 2018 - Written by office gabiley

HARGEYSA [GNN] DAAWO Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Mudane Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa waxa uu hambalyo iyo boogaadin u diray dhammaan hawl-wadeennada waaxda Cashuuraha Berriga ee gobolka Awdal oo ka kooban shaqaale iyo ciidanka ilaalada cashuurta. Si gaar ah waxa uu wasiirku hambalyo gaar ah ugu diray Maamuulaha Xafiiska Cashuuraha Berriga ee Gobolka Awdal Mudane Maxamed Ducaale Xasan.

COMMENTS
Wararka