Hargeisa(   DEG DEG;Madaxwaynaha Somaliland Oo Magacaabay Xil Qaranka Ku Cusub Iyo Cida Loo Magacabay.
WAR-SAXAAFADEED: 06/10/2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-205/102018, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran.