Xaflad Ay Shirkadda DP World Ku Qabanaysay Magaalada Berbera Oo Uu Ka Qayb-galyay Madaxweyne Biixi Oo La Hakiyey | Gabiley News
Gabileynews.net
Xaflad Ay Shirkadda DP World Ku Qabanaysay Magaalada Berbera Oo Uu Ka Qayb-galyay Madaxweyne Biixi Oo La Hakiyey
October 8, 2018 - Written by office gabiley

Berbera (GNN)-Xaflad ay shirkadda DP World ku qabsanaysay magaalada Berbera oo la sheegay in uu ka qayb-galayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa la hakiyay waxaana la raray dhamaan agabkii xaflad loogu talogalay

COMMENTS
Wararka