Daawo Ugu Dambayn Dawlada Sucuudiga Oo Qiratay In Ay Ka Dambaysay Dilkii Wariye Jamaal Kashoqgi Xabsigana U Taxaabtay Saraakiil Ku Lug Lahaa Dilkaasi…… | Gabiley News
Gabileynews.net
Daawo Ugu Dambayn Dawlada Sucuudiga Oo Qiratay In Ay Ka Dambaysay Dilkii Wariye Jamaal Kashoqgi Xabsigana U Taxaabtay Saraakiil Ku Lug Lahaa Dilkaasi……
October 20, 2018 - Written by office gabiley

Dowlada Sacuudiga oo ugu dambeyn qiratay dilkii Jamal Kashoqgi iyadoo Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis uu xilkii ka qaaday ku xigeenka agaasimaha guud ee Sirdoonka Sacuudiga, ahaana la-taliyaha sare ee Dhaxal-sugaha dalkaasi Axmed Al-casiiri.

COMMENTS
Wararka