Daawo Ciidammo Kasoo goostay Jabhadda Col-Caarre Oo Degmada Yubbe Lagusoo dhoweeyey | Gabiley News
Gabileynews.net
Daawo Ciidammo Kasoo goostay Jabhadda Col-Caarre Oo Degmada Yubbe Lagusoo dhoweeyey
January 4, 2019 - Written by office gabiley

Ceerigaabo(GNN) Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo ay weheliyaan Taliyayaasha Boliiska iyo Millateriga G/Sanaag ayaa maanta degmada Yubbe Ee Bariga Ceerigaabo Kusoo dhoweeyey Ciidammo cusub o kasoo goostay Jabhadda uu hoggaamiyo Col-Caarre.

COMMENTS
Wararka