Daawo:-Golaha Guurtida Somaliland Oo Fadhi Deg Deg Ah La Iskugu Yeedhay. | Gabiley News
Gabileynews.net
Daawo:-Golaha Guurtida Somaliland Oo Fadhi Deg Deg Ah La Iskugu Yeedhay.
January 10, 2019 - Written by office gabiley

Hargaysa-(GNN)-Xoghayaha Golaha Guurtida Somaliland Cabdirisaaq Aadan Beegsi ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay waxa uu isugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn oo goluhu yeelan doono maalinta Sabtida ee soo socota. Waxa uu iftiimiyay in fadhigaasi yahay jawaabta warqad ka timi madaxweynaha Somaliland.

COMMENTS
Wararka