Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Xaaladda Magaalada Jigjiga Iyo Maanta | Gabiley News
Gabileynews.net
Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Xaaladda Magaalada Jigjiga Iyo Maanta
January 30, 2019 - Written by office gabiley

Magaalada Jigjiga ayaa waxaa maalmihii dambe ka dhacayay rabshado ay soo abaabuleen dadka Itoobiyaanka ah ee ku dhaqan magaaladaasi, iyadoona lagu soo waramayo in xal deg deg ah arintaasi laga gaadhay.

COMMENTS
Wararka