Muqdisho)Gen. Tigabu Yilma Wondimhunegn oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa si buuxda ula wareegay xilka taliska guud ee ciidamada AMISOM, ka dib muddo dheer oo Itoobiya ay ka caga jiideysay inay xilkaasi qabato.