Daawo Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid Ayaa Faah Faahin Ka Bixiyey Kulan Gaara Oo Ay la Qaateen Gudida Komishanka Doorashooyinka S/land… | Gabiley News
Gabileynews.net
Daawo Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid Ayaa Faah Faahin Ka Bixiyey Kulan Gaara Oo Ay la Qaateen Gudida Komishanka Doorashooyinka S/land…
February 5, 2019 - Written by office gabiley

Hargeisa(GNN)Xisbiga Mucaaradka ah ee ucid ayaa maanta kulan layeesha gudida doorashooyinka somaliland kaasi oo lagaga hadlay sidii gudida doorashadu u dardar galin lahayd sidii aanay markale dibu u dhac ugu iman doorashadda golaha wakiiladda iyo golayaasha deegaanka.

COMMENTS
Wararka