War Hada Soo Dhacay Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi Ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalooyika Dilla Iyo Borama | Gabiley News
Gabileynews.net
War Hada Soo Dhacay Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi Ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalooyika Dilla Iyo Borama
February 24, 2019 - Written by office gabiley

Borama(GNN)Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi Ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Borama Ee Xarunta Gobolka Awdal.Weftigani Uu Hogaaminaayey Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi Ayaa Ujeedkiisu Yahay ka Qaybgalka Shirka Lixaad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Muxaafidka Ee Kulmiye Kaasi Oo Ka Furmi Doona Magaalada Borama Maalinta Bariga Madaxweynaha Iyo Weftigiisa Ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanada u Dhexeeya Dilla Iyo Borama.

COMMENTS
Wararka