Daawo Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Warfaafinta S/land Oo Shalay Ciidanka S/land Ay Xabsiga U Taxaabeen Ayaa Maanta DIb u Helay Xoriyadiisii….. | Gabiley News
Gabileynews.net
Daawo Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Warfaafinta S/land Oo Shalay Ciidanka S/land Ay Xabsiga U Taxaabeen Ayaa Maanta DIb u Helay Xoriyadiisii…..
March 21, 2019 - Written by office gabiley

Hargeisa(GNN)Agaasimihii Iscasilay ee ee wasaarada Warfaafinta Somaliland Dr Cismaan ee maalintii shalay aheyd la xidhay ayaa maanta dib loogu soo celiyey xoriyadiisa .

Ilaa hada xukuumadu may cadeyn sababta ay masuulkan marka hore ay xabsiga u dhigtey iyo sababta ay iminka dib xoriyadiisa ugu soo celisay

COMMENTS
Wararka