Abaanduulaha 1-aad Ee Ciidanka Somaliland Sareeye Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale ayaa Maanta Xilkii Kala Wareegay Taliyihii Hore | Gabiley News
Gabileynews.net
Abaanduulaha 1-aad Ee Ciidanka Somaliland Sareeye Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale ayaa Maanta Xilkii Kala Wareegay Taliyihii Hore
April 2, 2019 - Written by office gabiley

Hargeysa (GNN) – Sareeye Guuto Abdirizak Siciid Bulaale abaanduulaha koowaad ee ciidanka soomaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay abaanduulihii hore ee ciidamadaasi sareeye guuto Ahmed cawale yusuf (libaax) oo isagana loo magacaabay taliyaha ciidanka Asluubta soomaliland
Sareeye Guuto Abdirisak Siciid Bulaale Ayaa Ahaa
Taliyihii Ugu Tayda Ficanaa Ee Soo Mara Ciidanka Madaxtooyada Somaliland isla Markaana isbedel Balaadhan Ku Sameeyay Ciidanka Taliye Abdirisak Ayaa Hada Sii Wadi Doona Shaqada Abaanduulaha Kowaad Ee Ciidanka Qaranka Ahna

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Qaranka Somaliland isagoo Aqoon Wayn U Leh Ciidanka Qaranka Somaliland Ahna Masuul Hawl Kar Ah Lana Filayo in uu Kor U Qaado Tayda Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ah Laf Dhabarta Somaliland.

Ugu Danbayntii Gen.Afguduud Ayaa Balan Qaaday in uu U Hagar Bixi Doono Dalkaasi inta Uu Awoodo isagoona Horay uga Soo Qayb Qaatay Hormarka Ciidanka Qaranka Somaliland Tani iyo Markii Ay Somaliland Ku Dhawaqday Gooni iskutaaga..

55826994_1031371497055934_1900634345442377728_n

55917858_353317335279950_7944081814031695872_n

56513074_405387933590164_4968525035389059072_n

 

COMMENTS
Wararka