Daawo Ra’isal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiya Ahmed Ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Jigjiga Ee Xarunta Somali State+Ujeedada Socdaalkiisa Oo La Shaaciyey……. | Gabiley News
Gabileynews.net
Daawo Ra’isal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiya Ahmed Ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Jigjiga Ee Xarunta Somali State+Ujeedada Socdaalkiisa Oo La Shaaciyey…….
April 3, 2019 - Written by office gabiley

Jigjiga)Sida Ay Sheegayaan Ilawareedyo Xog Ogaal Ah Socdaalka Ra’isal Wasaaraha Dalka Itoobiya Uu Ku Yimid Caasimada Jigjiga Ayaa Ah Ka Qayb Galka Xidhintaanka Shirweynaha Xisbiga Somalida Ee Deegaanka Ka Arimiya Kaasi Oo Markii Ugu Horaysay La Qabtay Tan iyo Wixii Ka Dambeeyey Markii Isbadalku Uu Ka Dhacay Deegaanka Somali State….

COMMENTS
Wararka