Kismaayo)Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka socda banaan bax looga soo horjeedo go’aankii kasoo baxay Dowlada federaalka Soomaaliya ee lagu amray diyaaradaha taga iyo kuwa ka yimaada Kismaayo in ay soo maraan Muqdisho.