Daawo Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar Ayaa Kala Saxeexday Heshiis Dan u Ah Labada Dawladood Ee Somaliya Iyo Masar….. | Gabiley News
Gabileynews.net
Daawo Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar Ayaa Kala Saxeexday Heshiis Dan u Ah Labada Dawladood Ee Somaliya Iyo Masar…..
September 11, 2019 - Written by office gabiley

Qaahira)Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee Somalia, Dr. Abdullahi Ali Hassan iyo Wasiirada Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee dalka Masar, Saxar Nasar waxay shslay  qalinka ku duugeen Heshiiska Isfahamka Maalgashiga Wadajirka ee labada dal.

Heshiiska Istaraatijiyada Iskaashiga Maalgashiga ee Somalia iyo Masar waxaa lagu saxiixay magaalladda Qaahira, kadib markii la soo gebagebeeyey Shirweynihii Labaad ee Guddiyada Ganacsatada ee Labada dal ee ka socday Qaahira.

Munaasabadda saxiixa ee Heshiiskaasi waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha dalka Masar, Cumaru Nasaar iyo madax kale.

COMMENTS
Wararka