Hargeisa)Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi jeex ayaa amartay inaanay dalka ka Bixi Karin qareenadii u doodayay wariye cabdi maalik muuse coldoon oo hore iyagu u sheegay inaanay dalka cadaaladi ka jirin sharcigana laysku xukumi Karin.